×

Abubakar Mohammed's video: Raaxada Ruuxda 2 - Ku Raaaxayso Noloshaada Abubakar Mohammed

@Raaxada Ruuxda (2) - Ku Raaaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
Marka aan raadiyay waxa ay ku raaxaysato ruuxdu, waxaan oggaaday qofka kaliya oo ii sheegi kara jawaabtaas in uu yahay midka abuuray ruuxda iyo dadka oo dhan; Allaah, kadib waxaan ka baaray Qur’aanka iyo sunnada, waxaan oggaaday in ruuxda aysan raaxaysanaynin illaa marka ay u dhowaato midka abuuray, Allaah! Waxaan soo qaadan doonnaa qaybtan: - Macaanka uu leeyahay iimaanka iyo sida aan u heli lahayn macaankaas. - Raaxada salaadda laga helo iyo sida aad ugu raaxaysan lahayd salaadda. - Deggenaanshaha qalbiga halka laga helo. _______________________________________________________ Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub. https://www.youtube.com/user/MrAbubakar14?sub_confirmation=1 Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________ Follow me on social Media. Facebook: facebook.com/brotherAbubakar Instagram: instagram.com/abubakar_mohamed twitter:twitter.com/BrotherAbubakar Snapchat: Abubakar-z MAHADSANID

658

67
Abubakar Mohammed
Subscribers
267K
Total Post
1.1K
Total Views
1M
Avg. Views
9.4K
View Profile
This video was published on 2022-10-17 15:00:04 GMT by @Abubakar-Mohammed on Youtube. Abubakar Mohammed has total 267K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 658 Likes which are lower than the average likes that Abubakar Mohammed gets . @Abubakar-Mohammed receives an average views of 9.4K per video on Youtube.This video has received 67 comments which are lower than the average comments that Abubakar Mohammed gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @Abubakar Mohammed