×

Abubakar Mohammed's video: Ha Murugoon 1 - Ku Raaxayso Noloshaada Abubakar Mohammed

@Ha Murugoon (1)- Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
Waxaan marka ugu horreeya ku billaabi doonaa safarkeenna quruxda badan ku raaxaysiga nolosha, in aan daawo u helno muruggada aan dareemayno. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonnaa: - Sida aad maskaxdaada uga masaxi lahayd maalmo mugdi ah oo aad soo martay, uguna diyaarin lahayd maalmo nuur badan. - Muhiimadda ay leedahay in aad noolaatid HADDA. - Sida aad u qeexi (fahmi) lahayd dhibaatada ku haysata. - Sida aad ku oggaan lahayd asal ahaan halka ay ka timid dhibaatada. - Waxyaabaha aad ku xallin karto dhibaatada. - Ducooyin iftiiminaya noloshaada. - Alle in uu kuu abuuray Farxad. _______________________________________________________ Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub. https://www.youtube.com/user/MrAbubakar14?sub_confirmation=1 Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________ Follow me on social Media. Facebook: facebook.com/brotherAbubakar Instagram: instagram.com/abubakar_mohamed twitter:twitter.com/BrotherAbubakar Snapchat: Abubakar-z MAHADSANID

1K

133
Abubakar Mohammed
Subscribers
267K
Total Post
1.1K
Total Views
1M
Avg. Views
9.6K
View Profile
This video was published on 2022-10-09 15:30:11 GMT by @Abubakar-Mohammed on Youtube. Abubakar Mohammed has total 267K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 1K Likes which are higher than the average likes that Abubakar Mohammed gets . @Abubakar-Mohammed receives an average views of 9.6K per video on Youtube.This video has received 133 comments which are higher than the average comments that Abubakar Mohammed gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @Abubakar Mohammed