×

Abubakar Mohammed's video: Raaxada Maskaxda 3 - Ku Raaxayso Noloshaada Abubakar Mohammed

@Raaxada Maskaxda (3) - Ku Raaxayso Noloshaadaᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
Inta aad nooshahay waxa ugu weyn oo farxad ama murug ku dareensiiya waa sida aad u fekerayso. Sababta aad ugu raaxaysan wayday noloshaada waa natiijad ka dhalatay qaabka liita ee aad u isticmaalayso maskaxdaada. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa: Sida loo oggaado waxa si dhab ahaan kuu farxad geliya. Sida aad u qaadan lahayd mas’uuliyadda nafsadaada. Sida ugu fiican ee loo dejiyo hadafyadaada iyo sida degdeg loogu gaaro hadaf kasta oo aad leedahay noloshaada. Sida aad ugu raaxaysan lahayd inta yar ee aad haysatid. Sida aad ku oggolaan lahayd noloshaada. Sida loo noqdo mid mar walba Alle u mahadceliya. Sida wax walba dhinaca wanaagsan loogu fiiriyo. In aadan is barbardhigin. Sida aad u ahaan lahayd qofka adiga aad tahay, una joojin lahayd saamaynta hadallada dadka. - --- - -- - - - -- - -- - - -- -- Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub. https://www.youtube.com/user/MrAbubakar14?sub_confirmation=1 Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________ Follow me on social Media. Facebook: facebook.com/brotherAbubakar Instagram: instagram.com/abubakar_mohamed twitter:twitter.com/BrotherAbubakar Snapchat: Abubakar-z MAHADSANID

696

70
Abubakar Mohammed
Subscribers
267K
Total Post
1.1K
Total Views
1M
Avg. Views
9.6K
View Profile
This video was published on 2022-10-22 17:00:10 GMT by @Abubakar-Mohammed on Youtube. Abubakar Mohammed has total 267K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 696 Likes which are lower than the average likes that Abubakar Mohammed gets . @Abubakar-Mohammed receives an average views of 9.6K per video on Youtube.This video has received 70 comments which are lower than the average comments that Abubakar Mohammed gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @Abubakar Mohammed