×

Ahmed Somali's video: Gabadh Somaliyed Iyo Gabay Cajiib Ah

@Gabadh Somaliyed Iyo Gabay Cajiib Ah.
Gabay:- (GOBANNIMO) :- CURISO:- maryama lucky aadan yuusuf AMMINTA:- 6/6/2014 1. Geel caano laga soo lisiyo, Gaawe wada buuxa 2. Geyi roobku helay iyo dadkoo, Nabad ku soo gaadhay 3. Oo gaabanaw adhigu uu, Gees kasta u foofo 4. Oo gamaanki uu wali arlada, Wada garmaameeyoo 5. Oo geesigii wiil ahaa, Guur u kabo qaato 6. Oo gaaridii gabdh ahyd, Calafki goobayso 7. Oo Geesh-caddii oday ahaa, Talada goynaayo 8. Oo Guullaheen nabad gelyiyo, Geliyay Waa’ fiican 9. Garaad ruuxa lihi wuu yaqaan, Quruxda goobtaase 10. Maangaabse waa Gees-maraa, Garanna waayaa. 11. Goohayga waxaan uga socdaa, Geesta aan ahaye 12. Aduunydan guclaysaan anigu, Gegi ka joogaaye 13. Geeshkii dhaqaaqaba anigu, Gaabis baan ahaye 14. Garan maayo oo xaajadani, way gun dheer tahaye 15. Umadaydan kala guurtayee, Ee is wada goysay 16. Goblamoow Qabiilkaa i baday, Oo i gaasiraye 17. Soomaali Gabigeed hadday, Gacan-walaalowdo 18. Gasiinkiyo haday wada cunaan, Midhaha geed saaran 19. Oo ay gufaacada ceshaan, Cadaw kusoo guura 20. Gurmad iyo haday leeyihiin, Gacan-togaalayn ba Wuu sii socdaa gabaygu..... Abwaanad Maryama Aadan Yusuf iyo gabaygeedii Gobonimo, Waa Qayb ka mid ahayd Barnaamijka . Daawasho Haboon You can find me in Instagram : @ahmetsomali Twitter : @AhmetSomali

548

50
Ahmed Somali
Subscribers
11.9K
Total Post
29
Total Views
739.6K
Avg. Views
21.1K
View Profile
This video was published on 2016-10-25 00:58:10 GMT by @Ahmed-Somali on Youtube. Ahmed Somali has total 11.9K subscribers on Youtube and has a total of 29 video.This video has received 548 Likes which are higher than the average likes that Ahmed Somali gets . @Ahmed-Somali receives an average views of 21.1K per video on Youtube.This video has received 50 comments which are higher than the average comments that Ahmed Somali gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.Ahmed Somali #AhmetSomaliShow. has been used frequently in this Post.

Other post by @Ahmed Somali