×

Gobanimo News's video: Maraykanka oo Somaliland Qunsuliyad inuu ka furto diblomaasiyiintiisu kula taliyeen Aqoonsi

@Maraykanka oo Somaliland Qunsuliyad inuu ka furto diblomaasiyiintiisu kula taliyeen + Aqoonsi
# # GNATV is the media Production and press by the Somali and world wideSafiirkii hore ee Dawladdii Maraykanka u fadhiyey Dalka Sooaaliya intii u dhaxaysay 2016 ilaa 2017, Amb. Stephen M. Schwartz, ayaa Dawladdiisa u soo jeediyey inay qunsuliyad ka furato Somaliland.Amb. Stephen M. Schwartz oo qoraal dheer qoray ayaa waxa kale uu Dawladdiisa u soo jeediyey inay Midowga Afrika kala shaqayso sidii loo dhisi lahaa meeqaamka Somaliland iyo in Madaxweynaha xiga Farmaajo ee Soomaaliya uu sameeyo Wada-hadallo midho-dhal ah oo uu la yeesho Somaliland.

16

0
Gobanimo News
Subscribers
5K
Total Post
616
Total Views
27.4K
Avg. Views
441.7
View Profile
This video was published on 2021-01-14 23:21:39 GMT by @Gobanimo-News on Youtube. Gobanimo News has total 5K subscribers on Youtube and has a total of 616 video.This video has received 16 Likes which are higher than the average likes that Gobanimo News gets . @Gobanimo-News receives an average views of 441.7 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that Gobanimo News gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.Gobanimo News #Gobanimonews # #Subscribe # GNATV has been used frequently in this Post.

Other post by @Gobanimo News