×

Gobanimo News's video: Degdeg Xukuumada S land oo Ruqsadihii kala noqotay shirkaddaha Isgaadhsiinta dhamaantood

@Degdeg.Xukuumada S/land oo Ruqsadihii kala noqotay shirkaddaha Isgaadhsiinta dhamaantood
# # GNATV is the media Production and press by the Somali and world wide Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada JSL, ayaa laalshay guud ahaanba ruqsadihii ay ku shaqaynayeen Shirkaddaha Isgaadhsiinta ee dalka ka shaqeeya, waxaana lagu amray in ay dib u soo codsadaan qaadashada Liisamada. Sidaasina waxa lagu sheegay wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Cabdiwali Suufi Jibriil oo ku taariikhaysan 11/01/2021, lagu socodsiiyey Shirkaddaha, Telesom, Somtel, Golis Somaliland, Nationlink, Africa Online iyo Somcable, isla markaana lagu Ogaysiiyey Madaxweynaha, Wasiirka Maaliyadda, Guddoomiyaha Baanka, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

8

1
Gobanimo News
Subscribers
5.5K
Total Post
616
Total Views
27.7K
Avg. Views
446.2
View Profile
This video was published on 2021-01-13 19:42:30 GMT by @Gobanimo-News on Youtube. Gobanimo News has total 5.5K subscribers on Youtube and has a total of 616 video.This video has received 8 Likes which are lower than the average likes that Gobanimo News gets . @Gobanimo-News receives an average views of 446.2 per video on Youtube.This video has received 1 comments which are lower than the average comments that Gobanimo News gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.Gobanimo News #GOBANIMONEWS # #share # has been used frequently in this Post.

Other post by @Gobanimo News