×

Gobanimo News's video: Somaliland:Daawo oo isweydii sababta ay 2020 xadhkaha u goosteen dacwdaha Maxkamadduhu

@Somaliland:Daawo oo isweydii sababta ay 2020 xadhkaha u goosteen dacwdaha Maxkamadduhu
# # GNATV is the media Production and press by the Somali and world wide Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa ka warbixiyay waxqabad-sannadeedkii maxkamadaha dalka u qabsoomay sannadkii dhammaaday ee 2020-ka. Guddoomiyuhu waxa uu ugu horrayn ka warbixiyay tirada dacwadaha soo galay maxkamadaha kala duwan ee waddanka, waxaanu sheegay in sannadkii 2020-ka ay maxkamadaha dalka, soo galeen 23, 810 dacwadood, oo iskugu jira madani, ciqaab iyo fullin. Dacwadaha madaniga ah ayaa tiradoodu dhamayd 12,879 dacwadood, sidoo kale dacwadaha ciqaabta ah ayaa tiradoodu dhamayd 8,816 dacwadood, halka tirada dacwadaha fullinta ah ee maxkamaduhu fuliyeen ahayd 2,115 dacwadood. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in isku geynta dacwadaha madaniga iyo ciqaabta ah ee sannadkii hore ay maxkamadaha wadanku ka garnaqeen dhamaayeen 19,066 dacwadood, taasi oo la micno ah in 87% la dhameeyay, halka 13% ay wali socdaan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in sannadka 2020 ay sare u kaceen dacwadaha soo galay maxkamadaha kala duwan ee dalku, mar uu ka hadlayay arrintaasina waxa uu yidhi “ Sannadkii hore ee 2019-ka markaynu u eegno sannadka 2020-ka, dacwaduhu way kordheen, oo dacwaduhu waxay noqdeen 23, 810 dacwadood, halkay 2019-kii ka ahaayeen 18, 456 dacwadood.

7

0
Gobanimo News
Subscribers
5.5K
Total Post
616
Total Views
27.7K
Avg. Views
446
View Profile
This video was published on 2021-01-16 23:53:09 GMT by @Gobanimo-News on Youtube. Gobanimo News has total 5.5K subscribers on Youtube and has a total of 616 video.This video has received 7 Likes which are lower than the average likes that Gobanimo News gets . @Gobanimo-News receives an average views of 446 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that Gobanimo News gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.Gobanimo News #Gobanimonews # #share # has been used frequently in this Post.

Other post by @Gobanimo News