×

Gobanimo News's video: Eng Faysal oo sheegay arin 1994-kii dhex martay M weyne Biixi ugana digay

@Eng. Faysal oo sheegay arin 1994-kii dhex martay M/weyne Biixi, ugana digay
"Waan Bogaadimay Barlamaanka Uk, geesiyadii UK barbar-istaagay Dagaalkii Barma, waxay ahaayeen Somaliland, Ingiriiska waxaan leeyahay waxaanu idiinka baahanahay hiil intan ka badan" "Reer Somalia, inta xaasidaysa Somaliland, waxaan leeyahay ku dhinta xaasidnimadiina" "Guulaha ka imanaya dibadda maaha wax ay xukuumaddu ka shaqaysay ee waxaa ka shaqeeyay Shacabka Somaliland" "Muuse Biixi, 1994-kii ayaan Finland kalasoo hadlay, waxaan ku idhi dalka dagaal ha galin, waakii galiyay iyadoon Cigaal ogayn, ilaa laga qaaday xilkii Wasiirnimana dalku muu dagin" " Muuse Biixi wuxuu damcay in uu doorashada dib u dhigo, oo uu Xisbiyada meesha ka saaro, oo uu lasoo baxo laba xisbi oo uu ka guulaysan-karo" "Waxaanu haysanaa shahaado 10-sanno ah, waxaana lanoo siiyay in aanu laba jeer ku tartanno" "Muuse Biixi waxaan kula talinaya oon leeyahay, wanaagga-badan ee dalka u soo socda haka horgaynin muraadkaaga shakhsiga ah een meel-marka ahayn" "Muusow Sidaad ugasoo hor jeedday muddo-kordhinta wakhtiyadii, Cigaal, Rayaale Iyo Siilaanyo-ba, maantana..," "Haddii ay doorasho dhici-waydo, dadkii inoo dadaalay ee Reer UK, waxay yidhaahdeen dhabarkaad naga jabinaysa" Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay xaaladda Dalka.

3

2
Gobanimo News
Subscribers
5K
Total Post
616
Total Views
27.3K
Avg. Views
440.6
View Profile
This video was published on 2022-01-24 20:35:09 GMT by @Gobanimo-News on Youtube. Gobanimo News has total 5K subscribers on Youtube and has a total of 616 video.This video has received 3 Likes which are lower than the average likes that Gobanimo News gets . @Gobanimo-News receives an average views of 440.6 per video on Youtube.This video has received 2 comments which are higher than the average comments that Gobanimo News gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @Gobanimo News