×

Gobannimo-TV's video: Dadka kuleylka ayaa wada gaaray dadka sida ay shalay u taageren Farmajo ayey manta u diidanyihiin

@Dadka kuleylka ayaa wada gaaray, dadka sida ay shalay u taageren Farmajo ayey manta u diidanyihiin
Dhallinyarada Soomaaliyeed: Dadka kuleylka ayaa wada gaaray, dadka sida ay shalay u taageereen Farmaajo ayey maanta u diidanyihiin sababo la xariira inuu shacabka Soomaaliyeed been u sheegay uuna ku fashilmay mas’uuliyaddii loo igmaday

0

1

Other post by @Gobannimo TV