×

Hargeisa 24's video: Biyaha Hargeisa

@Biyaha Hargeisa.
Hargeisa 08.10.2020 (Biyo Sacadaa looga dhergaa) Sanado badan ayay Qaadatay inaan Xaqiiqsano in Biyaha Roobka Yihiin Xalka Kali ah ee Muuqda ee Waara.oo aynu uga Bixi Karno Biyo La,aanta Guul Wayn bay Inoo Tahay Hadaynu Aqoonsanay Sida kali ah ee aan Dhibaatadaas uga Bixi Karno, Biyaha Roobka. 60.000.000.(Lixdan Malyun Doolar Amrican). Waxay Martay Jidkii Xunbawayne Siyaasadna kama Madhna.Tuubooyinka Hargeisa ee la Bedelay Waxay Muuqdaan Dibi La soo Xidhay iyo Dab La Shiday.Lama Huraan waa Biyaha La lawada Leeyahay.ee Roobka. Xaaxi TV.

1

0
Hargeisa 24
Subscribers
459
Total Post
170
Total Views
7.1K
Avg. Views
53.8
View Profile
This video was published on 2020-10-12 21:31:17 GMT by @Hargeisa-Telegram on Youtube. Hargeisa 24 has total 459 subscribers on Youtube and has a total of 170 video.This video has received 1 Likes which are lower than the average likes that Hargeisa 24 gets . @Hargeisa-Telegram receives an average views of 53.8 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that Hargeisa 24 gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @Hargeisa Telegram