×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqatay Jubaland

@Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqatay Jubaland
Iyadoo soo afmeeraysa booqashooyinkeedii ugu horeeyay ee ay ku tagto Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xogayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing, waxay tagtay Jubaland oo ay kula kulantay, Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam – oo ay ka wada hadleen dhismaha dowladnimada, amniga, xaaladda bini’aadantinimo, taageerada Qaramada Midoobay iyo arrimo kale. Ka daawo muuqaalkan faah faahin dheeraad ah. Link: https://bit.ly/3p7qFR2

1

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6K
Total Post
1.1K
Total Views
21K
Avg. Views
246.9
View Profile
This video was published on 2023-06-20 12:40:59 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 1 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 246.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @UNSOM Somalia