×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 383 : International Women s Day

@Path to Peace (Episode 383): International Women's Day
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan barnaamijka taxanaha ah ee , waxaan ku xusaynaa maalinta caalamiga ah ee haweenka oo sannad walba laga xuso caalamka marka lagaaro 8-da Maarso, waxaana uu hal-ku-dhegga sanadkani yahay ‘maal-gelinta haweenka, dardar-gelinta horumarka. Waxaan dhageysandoonaa Sacdiya Maxamed oo ah agaasime sare oo ka tirsan wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee dowladda federaalka oo ka hadleysa muhiimadda maalintan iyo waxa ay uga dhigan tahay haweenka Soomaaliyeed. Martideena labaad waa Dr. Sacdiya Siyaad oo ah guddoomiyaha Akadamiyada HANA oo ka hadleysa waxa loo baahan yahay in la sameeyo si loo xaqiijiyo in maal-gashi ballaaran lagu sameeyo haweenka Soomaaliyeed ee da'da yar iyo doorka ururada bulshada rayidka ah ay ku leeyahiin kobcinta Tayada haweenka Soomaaliyeed. Barnaajikka waxaa noo daadaheynaya Maxamed Salaad iyo Faiza Cabdi. Waxaadna dhageysan doontaa hees ku saabsan doorka muhiimka ah ee haweenku kuleeyahiin dhammaan dhinacyada nolosha. Soo gudbi aragtidaada adiga oo wacaya raadiyaha aad jeceshahay inta uu socdo barnaamijka maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Risaala Media Corporation (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- This week on , we mark International Women’s Day, celebrated annually around the world on 8 March, and of which the theme for this year is ‘Invest in Women, Accelerate Progress.’ We hear from Sadia Mohamed, a Senior Director at the federal Ministry of Women and Human Rights Development, about the importance of the day and what it means to Somali women. Our second guest is Dr. Safia Siad, the Chancellor of the HANA Academy. With her, we speak about what needs to be done to ensure greater investment in young Somali women and the role of civil society organizations in empowering women in Somalia. In the studio, your hosts are Mohamed Salad and Faiza Abdi. You will listen to a song about women’s important role in all aspects of life. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Risaala Media Corporation (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8:30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m., 7.30 p.m) -------------------- Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------ To know more about the activities and latest updates from the United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom

0

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6K
Total Post
1.1K
Total Views
21K
Avg. Views
246.9
View Profile
This video was published on 2024-03-08 13:16:27 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 0 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 246.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia