×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 345 : Say NoToHate

@Path to Peace (Episode 345): Say #NoToHate
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan waxaan diiradda ku saareynaa ka hortagga hadalada xanafta leh ee naceybka xambaarsan ee Soomaaliya. Waxaan ka wareysanay Maxamed C/raxmaan oo ah wariye ka hawlgala magaalada Xudur ee Koonfur Galbeed, kororka hadalada naceybka xambaarsan iyo saameynta ay ku leeyihiin dadaallada lagu horumarinayo nabadda iyo amniga, xuquuqul insaanka iyo horumar waara. Cabdiraxmaan ayaa sidoo kale ka hadlaya cawaaqibka ka dhalan kara hadalada naceybka xambaarsan ee ka jira Soomaaliya iyo doorka ay saxaafaddu ka qaadan karto ka hortagga colaadaha ka dhasha hadalada sida mas’uuliyad darrada ah loo adeegsado. Waxaa kaloo marti noogu ah Siciid Xasan oo ah wariye ku sugan Puntland oo ka waramaya xiriirka ka dhaxeeya hadalada xanafta leh ee naceybka xambaarsan iyo wararka been abuurka ah iyo sidookale wararka sida qaldan loo tabiyo. Xasan waxa uu ka hadlayaa sida uu u arko ka hortagga hadalada nacaybka xambaarsan iyada oo la tixgelinayo, lana ilaalinayo xorriyadda hadalka. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Nala wadaag wayo-aragnimadaada ku aaddan adeegsiga dad waynaha ee erayada xanafta leh ee lagu beegsanayo koox ama shakhsi ku ee salaysan isir, diin ama jinsi. Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socda maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ --------------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom -------------- -------------- This week on , we focus on countering hate speech in Somalia. We interview Mohamed Abdirahman, a journalist from Hudur in South West State, about the increase in hate speech and the impact it has on efforts to promote peace and security, human rights, and sustainable development. Mr. Abdirahman also speaks about the consequences of hate speech in Somalia and the role the media could play in preventing violence caused by irresponsible use of words. Our second guest, Said Hassan, a journalist from Puntland, talks about the relationship between hate speech and misinformation and disinformation. Mr. Hassan shares his views about countering hate speech while maintaining and protecting freedom of speech. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your experience with public use of offensive language targeting a group or an individual based on race, religion or gender. Call in your favourite radio station during the show today: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ --------- To know more about the activities and latest updates from the United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom

1

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6K
Total Post
1.1K
Total Views
21K
Avg. Views
246.9
View Profile
This video was published on 2023-06-16 13:30:32 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 1 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 246.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia