×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 380 : Somalia s Cultural Richness

@Path to Peace (Episode 380): Somalia’s Cultural Richness
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan barnaamijka Taxanaha ah ee , waxaan uga hadlaynaa sida dhadhanka gobolada ee Soomaaliya ay isugu imaan lahaayeen si ay u sameeyaan dhaqan Soomaaliyeed oo qani ah oo soo jiidasho leh. Martideena koobaad waa Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys oo war bixin naga siindoona sida hidaha iyo dhaqanka wadaagga ah oo ay ka midka yihiin ciyaaraha, gabayoda, heesaha iyo lahjadaha kala duwan ay u kobcinayaan dhaqanka Soomaaliyeed ee la wadaago. Martideena labaad waa Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Aamina Xasan Cali, waxey nooga warameysaa muhimadda ay leeyahay ilaalinta iyo kaydinta dhaqanka qaniga ah ee Soomaaliyeed si loo gaarsiiyo Jiilasha soo socda. Barnaamijka waxaa Soomaali inoogu soo jeedinaya Faiza Cabdi iyo Maxamed Salaad. Soo gudbi aragtidaada adiga oo wacaya raadiyaha aad jeceshahay inta uu socdo barnaamijka maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Risaala Media Corporation (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- This week on , we talk about how local cultural flavours in Somalia come together to make a rich and fascinating Somali culture. In the first interview, the Federal Minister of Information, Culture and Tourism, Daud Aweys, tells us about communal traditions, plays, poems, songs and different dialects that contribute to shared Somali culture. Our second guest is the Acting Minister of Women and Human Rights Development, Amina Hassan Ali, and from her we hear about the importance of preserving the richness of Somali culture for the future generations. The programme is presented in Somali by Faiza Abdi and Mohamed Salad. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Risaala Media Corporation (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8:30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m., 7.30 p.m) -------------------- Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------ To know more about the activities and latest updates from the United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/

1

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6K
Total Post
1.1K
Total Views
21K
Avg. Views
246.9
View Profile
This video was published on 2024-02-16 15:27:44 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 1 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 246.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia