×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Tubta Nabadda Episode 222

@Tubta Nabadda | Episode 222
Todobaadkan barnaamijka , waxaan kaga hadlaynaa muhiimadda tirakoob dhawaan laga hirgaliyay Magaalada Baydhabo, caasimadda ku-meelgaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Axmed Xuseen, Wasiiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo ka hadlaya muhiimadda howshani u leedahay koonfur Galbeed iyo sida ay gacan uga gaysan karto helitaanka siyaasado wanaagsan oo xoojinaya nidaamka maaliyadda. Waxaan sidoo kale waraysanay Saynab Cumar, Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Bay, oo ka hadlaysa natiijada tirakoobka iyo sida uu gacan uga gaysan karo helitaanka adeegyo waxtar leh korna ugu qaadi karo ammaanka bulshada. Ka dhageyso barnaamijka Radio Garowe, Radio Muqdisho, Radio Kulmiye KNN, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgaduud iyo Radio Kismaayo Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) (bit.ly/2kljcZJ).

0

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2021-01-29 12:15:01 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 0 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia