×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 343 Coping with climate shocks

@Path to Peace (Episode 343) – Coping with climate shocks
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan , waxaan kaga hadlaynaa u diyaargarowga masiibooyinka iyo la qabsiga cimilada ee Soomaaliya, ka hor xuska Maalinta Caalamiga ee Deegaanka. Waraysiga ugu horeeya, Nasra Maxamuud, oo ah sarkaal la-qabsiga cimilada oo ka tirsan Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), ayaa nooga warrantay masiibooyinka dabiiciga ah, xiriirka ay la leeyihiin isbeddelka cimilada iyo sida ay QM ula shaqaynayso Dawladda Federaalka ee Soomaliya iyo dawlad-goboleedyada xubnaha ka ah, si kor loogu qaado u diyaar-garowga masiibooyinka. Marwo Nasra Maxamuud, waxa kale oo ay ka hadlaysaa saamaynta ay masiibooyinka dabiiciga ahi ku leeyihiin noolasha iyo hab-nololeedkii soo jireenka ahaa ee Soomaaliya. Qeybta labaad ee barnaamijka, Wasiirka arrimaha Bini’aadantinimada iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdinaasir Caruush, ayaa warbixin guud ka bixinaya sida ay xaaladu tahay iyo tallaabooyinka ay qaadeen ee looga hortagayo masiibooyinka ee deegaannada Koonfur Galbeed. Barnaamijka oo ku baxaya afka Soomaaliga waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed, waxaana rajaynaynaa in aad nala wadaagto fikradahaaga ku saabsan saamaynta ay masiibooyinka dabiiciga ahi ku leeyihiin noolasha iyo hab-nololeedkii soo jireenka ahaa ee Soomaaliya. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------------------- ------------------- This week on Tubta Nabadda, we discuss disaster preparedness and climate adaptation in Somalia, ahead of World Environment Day. In our first interview, Nasra Mohamud, a climate adaptation officer with the UN Development Programme, tell us about natural disasters, their links to climate change and how the UN is working with Somali federal and state authorities to enhance disaster preparedness. Ms. Mohamud also talks about the impact of natural disasters on livelihoods and traditional ways of life in Somalia. In the second part of the programme, South West State’s Minister of Humanitarian Affairs and Disaster Management, Abdinasir Arush, gives an overview of the situation and steps taken in response to climate shocks in South West State. The programme is presented in the Somali language by Ali Gutale and Fathi Mohamed. And we hope you can share your thoughts on the impact of natural disasters on livelihoods and traditional ways of life in Somalia. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ To know more about the activities and latest updates from the United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom

7

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2023-06-02 13:30:07 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 7 Likes which are higher than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia