×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 394 : Reflections with Catriona Laing outgoing SRSG

@Path to Peace (Episode 394): Reflections with Catriona Laing, outgoing SRSG
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Toddobaadkan barnaamijka , waxaan kula hadleynaa Catriona Laing, Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya ee shaqada ka sii baxaysa. Inta uu wadahadalka socdo, waxaa ay faallo kooban ka bixinaysaa muddadii ay xilka haysay iyo horumarka ay Soomaaliya ka gaartey nabad dhisidda iyo qaran dhisidda. Ms. Laing ayaa sidoo kale ka hadlaysa sida ay QM uga go’an tahay in ay Soomaaliya ka taageerto ka gudbidda caqabadaha horyaalla, waxayna wadaageysaa hadallo dhiirrigelin iyo mahadnaq ah oo ay u soo jeedinayso Soomaalida maadaama ay soo gebogabeysay doorkeeda ahaa Ergeyga ururka caalamiga ah u qaabilsan Soomaaliya. Barnaamijka waxaa Af-Soomaali inoogu soo-jeedinaya Faiza Cabdi iy Maxamed Salaad. La wadaag aragtidaada adiga oo wacaya raadiyaha aad jeceshahay inta lagu guda jiro bandhiga maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa FM (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio - Tv (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Risaala Media Corporation (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Hiiraan Weyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio kismaayo Codka Jubaland (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/ Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- This week on , we speak with Catriona Laing, the outgoing UN Special Representative for Somalia. During the conversation, she reflects on her tenure and the progress Somalia has made towards peace- and state-building. Ms. Laing also discusses the UN’s commitment to supporting Somalia in overcoming challenges, and shares words of encouragement and appreciation for Somalis as she concludes her role as the world body's envoy for Somalia. The programme is presented in Somali by Faiza Abdi and Mohamed Salad. Share your views by calling in your favourite radio station during the show today: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Risaala Media Corporation (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8:30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m., 7.30 p.m) -------------------- Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ----

0

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2024-05-24 12:18:35 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 0 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia