×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Taakulo Episode 3 - IOM

@Taakulo Episode 3 - IOM
Maanta waxaan idiin soo gudbinaynaa qaybta 3aad ee barnaamijka , oo ah mid aan idinkaga haqabtirno wararka iyo warbixinada ku saabsan howlaha qoyska Qoyska QM ee Soomaaliya. Barnaamijka maanta waxaan wax badan kaga ogaan doonaa howlaha ay Hay’adda Socdaalka u qaabilsan QM ee IOM ka waddo Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Cali Maxamed Gutale iyo Fathi Mohamed – waxayna ugu horayn la hadli doonaan Abdullahi Farah Barre oo ah sarkaal Kormeerka iyo Qiimaynta u qaabilsan IOM oo ka hadlaya kaalmada ay siiyaan tahriibeyaasha soo laabanaya iyo caqabadaha ay wajahayaan marka ay dalka ku soo laabtaan. Waxay sidoo kale la hadli doonaa Mariam Yassin Haji Yusuf Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Tahriibka iyo xuquuqda Carruurta oo ka hadlaysa caqabadaha Soomaaliya ka haysta tahriibka iyo IOM u caawiso Soomaaliya. Waxaad fursad u heli doontaa inaad aragtidaada ka dhiibato barnaamijka adoo soo wacaya idaacadda aad jeceshahay! Ka dhageyso barnaamijka Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn Beletweyn, Radio Galgaduud iyo Radio kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) (bit.ly/2kljcZJ).

2

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2020-12-31 12:15:01 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 2 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #Taakulo, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia