×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 342 : Climate Change - Floods

@Path to Peace (Episode 342): Climate Change - Floods
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan , waxaan diiradda ku saareynaa isbadalka cimilada iyo saameynta ay ku yeelatay Soomaaliya, iyadoo dalka uu la tacaalayo daadad dhiibootyin ku haya guryaha magaalada Baladweyne, oo ay ka barakaceen kumanaan qoys. Qaybta hore ee barnaamijka, la taliye sare oo dhanka deegaanka, kana tirsan Qaramada Midoobay Chris Hodder, ayaa ka hadlaya saameynta isbadalka cimilada iyo waxa ay dowladda iyo QM sameynayaan si wax looga qabto saameynta isbadalka cimilada. Qaybta labaad Paolo Paron, oo ka tirsan hay'adda Cunnada iyo Beerada ee FAO, ayaa ka sheekeynaya cawaaqibka isbadalka xilli-roobaadka, gaar ahaan saameynta bulshada beeraleyda iyo xoola dhaqatada. Paron ayaa sidoo kale sharxaya waxa loo baahan yahay in la sameeyo si loo hirgaliyo qorshaha ka hortagga fatahaadaha iyo abaaraha. Barnaamijka waxaa daadihinaaya, Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed. Nala wadaag aragtidaada ku aadan sheekooyinka bulshada waxa aay sameynayaan si looga hortago daadadka Soomaaliya iyo la qabsiga isbadalka xilli roobaadka. Fadlanw wac idaacada aad ugu jeeshahay xilliyadaan. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------------------- ------------------- This week on , we focus on climate change and the toll it takes on Somalia as the country grapples with flooding that continues to wreak havoc on homes in Belet Weyne, displacing thousands of families. In the first part of the programme, the UN Environmental Advisor to Somalia, Chris Hodder, discusses the impact of climate change and what the government and UN agencies are doing to address the effect of changing weather patterns. Our second guest, the Food and Agriculture Organisation’s (FAO) Senior Land and Water Advisor for Somalia, Paolo Paron, tells us about the consequences of changing rainfall patterns, especially for the farmers and agropastoral communities. Mr. Paron also explains what needs to be done to implement flood and drought protection solutions. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your stories about what communities are doing to prevent floods in Somalia and adapt to changing rainfall patterns. Call in your favourite radio station during the show today. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ To know more about the activities and latest updates from the United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom

3

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2023-05-26 13:30:21 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 3 Likes which are higher than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia