×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Tubta Nabadda Episode 216

@Tubta Nabadda | Episode 216
Barnaamijka , waxaan kaga hadlaynaa tahriibka oo halis dhaqaale, mid bulsho iyo xanuun maskaxeed ku haya bulshada iyo qoysaskaba. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Abdirashid Mohamud, oo ah sarkaal ka tirsan UNHCR Soomaaliya oo ka hadlaya halista tahriibka iyo waxa ay UNHCR qabanayso si dadka looga wacyigaliyo cawaaqibka tahriibka. Waxaa sidoo kale barnaamijka marti noogu ah Fowziya Ahmed Mohamed,oo ah hooyo na la wadaagaysa sheeko xanuun badan oo ku saabsan wiilkeeda oo tahriibay, haddana aan wax war ah laga hayn nolol iyo geeri. Hooyo Fowziya, oo hadda u oleolaysaa joojinta tahriibka waxay ka hadlaysaa waxa ay tahay in la sameeyo si looga hortago tahriibka. Waxaad sidoo kale maqli doontaa maanso kooban oo ku saabsan tahriibka oo ay noo qaadi doonto Fowziya Ahmed Mohamed. Ka dhageyso barnaamijka Radio Garowe, Radio Muqdisho, Radio Kulmiye KNN, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaada, Radio Risaala, Radio Dalsan, Radio Hiranweyn, Radio Galgaduud iyo Radio Kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) (bit.ly/2kljcZJ).

0

1
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2020-12-18 12:30:07 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 0 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 1 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia