×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqday Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed

@Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqday Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed
Iyadoo sii wadata booqashooyinkeeda Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xogayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Catriona Laing, booqashadeedii ugu danbaysay waxay ahayd magaalada Baydhabo halkaasoo ay kula kulantay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen oo ay ka wadahadleen abaaraha, isbeddelka cimilada, amniga, dawlad dhiska iyo arrimo kale. Faah faahinta Muuqaalkan halkan ka daaloco Link: https://bit.ly/3p3Ij8s

8

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2023-06-14 19:42:23 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 8 Likes which are higher than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @UNSOM Somalia