×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 341 : International Day for Women in Maritime

@Path to Peace (Episode 341): International Day for Women in Maritime
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkaan , waxaan ku maamuuseynaa Maalinta Caalamiga ah ee haweenka ku lugta leh arrimaha badda. Qaybta hore ee barnaamijka, waxaan ku wareysanay Fartun Ibrahim oo ah sarkaal ka tirsan xafiiska Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya qaybta amniga badda oo ka hadleysa fursadaha faraha badan ee ku jira Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya. Waxay sidoo kale ka hadleysaa baahida loo qabo in la horumariyo awoodda iyo xirfadaha haweenka Soomaaliyeed si si wanaagsan looga faa'iideysto kheyraadka badda. Qaybta labaad ee barnaamijka waxaa marti noogu ah Maryan Axmed Hilowle, oo qayb ka ah Qorshaha Haweenka Badda, kana tirsan Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadana, oo ka hadleysa Qorshaha Qaran ee haweenka ku lugta leh arrimaha badda iyo dedaalada Wasaaradda sare ugu qaadeyso ka qaybgalka haweenka ee dhaqalaha buluugga ah. Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed. Nala wadaag aragtidaada iyo sheekooyinka ku saabsan sida haweenka Soomaaliyeed uga faa'iidaan waaxda badda. Fadlan wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyada hoos ku qoran. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------------------- ------------------- This week on , we mark the International Day for Women in Maritime. In the first part of the programme, Fartun Ibrahim, a Maritime Security Officer with the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), speaks about the numerous opportunities in the ‘blue economy’ for Somali women. She also talks about the need to develop the capacities and skills of Somali women in order to better benefit from the country’s vast marine resources. Our second guest, Maryan Ahmed Hilowle, the Women in Maritime Initiative focal person at the Ministry of Women and Human Rights Development, explains the Women in Maritime Sector National Action Plan, and the ministry’s efforts to mainstream women’s participation in the ‘blue economy.’ The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your opinion and stories about how Somali women benefit from the maritime sector. Call in your favourite radio station during the show today. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ To know more about the activities and latest updates from the United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom

1

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2023-05-19 13:45:03 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 1 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia