×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Tubta Nabadda Episode 218

@Tubta Nabadda Episode 218
Todobaadkan , waxaan ku eegi doonaa isbadalka cimilada iyo sida uu u saameeyay nolosha bulshooyinka Soomaaliyeed kuwaas oo wajahay abaaro, daadad iyo duufaanno ka dhashay isbadalka cimilada. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Axmed yuusuf Axmed, Agaasimaha Degaanka iyo isbadalka cimilada ee Xaafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya. Wuxuu ka hadlayaa saamaynta taban ee isbadalka cimilada iyo waxay samaynayso dowladda Soomaaliya si wax looga qabto arrintan. Waxaa sidoo kale barnaamijka marti noogu ah Xassan Cabdirisaaq oo ah Madaxa Barnaamijka wadajirka ah ee QM ee yaraynta isticmaalka dhuxusha. Wuxuu ka hadlayaa qaababka ay QM u taageerto qorsheyaasha qaran si wax looga qabto caqabadaha ka dhashay isbadalka cimilada Waxaad sidoo kale fursad u heli doontaan inaad dhagaysataan tix ku saabsan muhiimadda dhowrista deegaanka. Ka dhageyso barnaamijka Radio Garowe, Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Radio Baydhaba, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risala, Radio Dalsan, Radio HiranWeyn Beletweyn, Radio Galgaduud iyo Radio kismaayo. Si aad qayb uga noqoto barnamaijka waxaad wici kartaa idaacadaha, oo nala wadaag aragtidaada. Hadii uu ku seegay barnaamijkan halkaan ayaad ka dhageysan kartaa wakhti walba. waxaad sdoo kale ka helikartaa Podcast qybtaan iyo qaybaha kaleba iTunes (apple.co/2xbk78c), Stitcher (bit.ly/2x9djbd) (bit.ly/2kljcZJ).

4

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6.2K
Total Post
1.1K
Total Views
21.7K
Avg. Views
247
View Profile
This video was published on 2021-01-01 13:26:29 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6.2K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 4 Likes which are higher than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 247 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia