×

UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)'s video: Path to Peace Episode 340 : International Day of Living Together in Peace - Youth and Peace

@Path to Peace (Episode 340): International Day of Living Together in Peace - Youth and Peace
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan barnaamijka , waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee nabad-dhisidda iyo nabad kuwada noolaanshaha. Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdiwasa Jeelle oo ah Agaasimaha Fulinta ee Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka warramaya dadaalka wadajirka ah ee ay wadaan odayaasha iyo dhallinyarada, si loo xalliyo colaadaha loona horumariyo wada noolaanshaha bulshada dhexdeeda. Waxaa kaloo marti ku ah, Sowda Isse Siyat, Xoghayaha Guud ee Hay'adda Horumarinta Damqasho ee magaalada Dhuusamareeb, oo ka hadashay dhaq-dhaqaaqa nabadeed oo ay dhallinyaradu hormuud u tahay iyo sida hindisahaasi ay uga qayb qaadanayaan nabadda iyo xasilloonida beelaha. Waxay sidoo kale ka hadlaysaa sida haweenka da'da yar ay uga gudbaan caqabadaha soo wajaha dumarka udhaqdhaqaaqa nabadda. Barnaamijka waxa nala socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed. Nala wadaag dhaliyanrada aad garanayso ee ku howlan horumarinta nabad kuwada noolaanshaha bulshooyinka. Fadlan wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyadaan: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ------------------- ------------------- This week on , we discuss the contribution of young Somalis to peace-building and peaceful coexistence. The first guest, Abdiwasa Jelle, Executive Director of Somali Youth Civic Organisation, talks about the joint efforts of diverse actors, including elders and youth, to solve conflicts and promote harmony among communities. The second speaker, Sowda Isse Siyat, General Secretary of the Damqasho Development Organisation in Dhusamareb, introduces youth-led peace activism and how such initiatives contribute to peace and stability among communities. She also talks about how young women overcome the challenges they face as peace activists. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share examples of young people you know promoting peaceful coexistence among communities. Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Sunday) Beerlula Radio (8.30 p.m. Sunday) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Sunday) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Tuesday) Listen to the podcast of this and previous episodes of the show on: iTunes: https://podcasts.apple.com/ke/podcast/tubta-nabaada-path-to-peace/id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ ------------------ To know more about the activities and latest updates from the United Nations Assistance Mission in Somalia: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom

1

0
UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Subscribers
6K
Total Post
1.1K
Total Views
21K
Avg. Views
246.9
View Profile
This video was published on 2023-05-12 13:12:44 GMT by @UNSOM-Somalia on Youtube. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has total 6K subscribers on Youtube and has a total of 1.1K video.This video has received 1 Likes which are lower than the average likes that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . @UNSOM-Somalia receives an average views of 246.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile. UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) #TubtaNabadda, #TubtaNabadda, has been used frequently in this Post.

Other post by @UNSOM Somalia