×

Xulashada-Wararka's video: DEG DEG: Yaa Hor Istaagay Rooble Farmaajo Wasiirada Beesha Hawiye oo talaabo Culus qaaday

@DEG DEG: Yaa Hor Istaagay Rooble & Farmaajo, Wasiirada Beesha Hawiye oo talaabo Culus qaaday
Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa maanta kulan xasaasiya ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay uga hadlayeen xaalada cakiran ee dalka iyo mudadda xil-haynta madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhamaatay. Kulanka oo dibad joog ka aheyd warbaahinta ayaa waxa markii uu soo idlaaday la hadlay warbaahinta Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah hogaanka Midowga Musharaxiinta mucaaradka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu ka dhamaaday muddadii uu dastuurku u jideeyay xilka madaxweynaha, isagoona ku eedeyay inuu ku fashilmay isku haynta bulshada Soomaaliyeed. Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

177

13

Other post by @Xulashada Wararka