×

Xulashada-Wararka's video: DEG DEG: Xaalka Muqdisho oo kacsan Guusha MD Farmaajo Beesha Caalamka oo War Culus soo saartay

@DEG DEG: Xaalka Muqdisho oo kacsan, Guusha MD Farmaajo & Beesha Caalamka oo War Culus soo saartay
Warsaxaafadeed kasoo baxay xubnaha dalalka beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan marxaladda adag ee kala guurka ah, doorashooyinka 2021-ka iyo shirkii wada-tashiga Dhuusamareeb. Qoraalkan oo ay si wadajir ah usoo saareen xubnaha beesha caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay inay soo dhoweynayaan dadaallada socda ee ku aadan arrimaha doorashooyinka dalka, si looga gudbo xaaladda adag ee kala guurka ah. Sidoo kale beesha caalamka ayaa shaaca ka qaaday in horumar laga sameeyey qodobada qaar ee shirkii Dhuusamareeb kuwa kalena lagu kala tegay, balse ay rajeyneyso in markale laga wada-hadlo, si loo sii amba-qaado dadaallada socda ee doorashooyinka 2021. Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

137

15

Other post by @Xulashada Wararka