×

Xulashada-Wararka's video: Deg Deg: A Madoobe Dani oo Jabay DF oo ku adkaysatay Shirka Garowe Fashilka Mucaaradka

@Deg Deg: A/Madoobe & Dani oo Jabay & DF oo ku adkaysatay Shirka Garowe + Fashilka Mucaaradka
Wasiirka warfaafinta xukuumadda mudo xileedku ka dhamaaday ee Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa mar kale ku celiyey inay muhiim tahay in la isugu yimaado shirka 15-ka bishan uu iclaamiyey Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maaxmed Cabdullahi Farmaajo. Wasiir Dubbe oo la hadlay BBC ayaa sheegay in aysan horay uga fileyn hadaladii ka soo yeeray Puntland iyo Jubbaland ee ahaa in la bedelo goobta uu Madaxweyne Farmaajo u iclaamiyey in lagu qabto shirkaas. “Waxaa soo baxaya hadallo aanaa fileyn oo ah in la bedelo goobtii uu maadxweynuhu ku baaqay in lagu qabto shirka, oo ah caasimada Puntland ee Garowe oo ah magaalo nabad ah, waxaan rabnaa in dalka doorasho ka dhacdo, iyadoo la hir-gelinayo heshiiskii 17-kii September,” ayuu yiri Cismaan Dubbe. XW Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

152

18

Other post by @Xulashada Wararka