×

Xulashada-Wararka's video: DEG DEG: Xogta Kulankii Farmaajo Fahad Maxaa dhici kara 8-da Feberaayo Qorshaha MD Farmaajo

@DEG DEG: Xogta Kulankii Farmaajo & Fahad, Maxaa dhici kara 8-da Feberaayo & Qorshaha MD Farmaajo
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, ayaa sheegaya in duleedka magaaladaas qarax lagu dilay Taliyaha ciidanka Nabadsugida magaalada Dhuusamareeb, Cabdirashiid Cabdi Nuur Shiiqdoon. Qaraxa oo ahaa nooca loo yaqaano Miinada ayaa waxa uu haleelay Gaari ay saarnaayeen Taliyaha iyo ilaaladiisa, xili ay marayeen meel u dhow deegaanka Ceel Dheere oo 30-KM u jirta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

309

27

Other post by @Xulashada Wararka