×

Xulashada-Wararka's video: DEG DEG: Mucaaradka oo hubkii la soo baxay Banaanbixii ugu waynaa oo lagu dhawaaqay Xaalad kacsan

@DEG DEG: Mucaaradka oo hubkii la soo baxay, Banaanbixii ugu waynaa oo lagu dhawaaqay & Xaalad kacsan
Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yusuf, oo shalay lagu tasaaseeyey magaalada Muqdisho. Rooble ayaa ugu horeyntii raali-gelin ka siiyay Imaamka Mudullood falkii ay shalay kula kaceen ciidamo ka tirsan kuw Soomaaliya, xili uu marayay xabsiga Dhexe hortiisa. Waxa uu sheegay inuu aad ugu xun yahay falkaas, isla markaana uu ka xaal bixinayo, isagoona xusay in laga daba tagi doono, oo uu aad uga murugoonayo. Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

106

11

Other post by @Xulashada Wararka