×

Xulashada-Wararka's video: DEG DEG: Muqdisho oo jawi kale gashay Vila Somalia oo Awood u adeegsatay Mucaradka Mudo kordhinta

@DEG DEG: Muqdisho oo jawi kale gashay, Vila Somalia oo Awood u adeegsatay Mucaradka & Mudo kordhinta
Ra’iisul Wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qorsheynaya inuu berri baarlamanka horgeeyo qorshe yaab leh oo ka kooban nooc doorasho oo cusub iyo muddo kordhin isla socda, sida ay ogaatay Caasimada Online. Xildhibaano dhowr ah ayaa Caasimada Online u sheegay in Rooble, oo berri ka balansan golaha shacabka, uu soo jeedin doono in lagu laabto hannaankii doorashada ee horey looga diiday madaxweyne Farmaajo oo ahaa doorasho qof iyo cod ah oo ka dhaceysa hal deegaan doorasho (Single Constituency) islamarkaana ah midka liixska xiran (closed list). Doorashada halka deegaan doorasho (Single Constituency) ayaa ah mid qof iyo cod ah balse cod-bixiyayaasha kooban yihiin oo ay yihiin kaliya illaa dhowr kun ah, oo matalaya dhammaan shacabka oo dhan, kuwaas oo la isugu keenayo hal deeegaan doorasho, kadibna ay codka ka dhiibanayaan. Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

180

17

Other post by @Xulashada Wararka