×

Xulashada-Wararka's video: DEG DEG: Farmaajo oo Qaaday Talaabo ay ka naxeen Mucaaradka Beesha Caalamka oo Runta loo sheegay

@DEG DEG: Farmaajo oo Qaaday Talaabo ay ka naxeen Mucaaradka & Beesha Caalamka oo Runta loo sheegay
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya,Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa inuu hortegayo xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyada oo warar kala duwan ay kasoo baxayaan kulanka baarlamaanka iyo qorshaha ay ka leedahay xukuumadda. Warar ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaruhu uu warbixin ka siin doono golaha shacabka xaaladda dalka iyo doorashooyinka, halka kuwa kalena ay ku warramayaa inuu socdo qorshe ay xukuumadda ku dooneyso in muddo kordhin loogu sameeyo muddo xileedka. Xildhibaan Maxamed Idiris Ganey oo la hadlay mid ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in aysan aqbali doonin muddo kororsi, haddii uu golaha la yimaado ra’iisul wasaaraha xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

173

11

Other post by @Xulashada Wararka