×

Xulashada-Wararka's video: DEG DEG: Mudo kordhinta MD Farmaajo Ooyinta Mucaaradka Banaanbixii oo Fashil qarka u saaran

@DEG DEG: Mudo kordhinta MD Farmaajo, Ooyinta Mucaaradka & Banaanbixii oo Fashil qarka u saaran
Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender oo dhawaan laga bedelay xilka Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dhinac, kaasi oo uu qeyb weyn kasoo qaatay Amb. Ben Fender. Rooble ayaa intii uu kulanka socday uga mahad-celiyay Amb, Ben Fender kaalinta muga leh ee uu ka qaatay xiriirka labada dal, isagoona u rajeeyay mustaqbal wanaagsan, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha. Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah. Xulashada Wararka Please Comment, Like, Share and Subscribe. Please follow us: https://www.facebook.com/XulashadaWararka1/ xulashada wararka maanta, xulashada wararka tv, Xulashada Aduun, wararka maanta Xulashada, Xulashada Warraka, wararka maanta somaliland, Xulashada wararka maanta itoobiya, Xulashada wararka maanta 2020, Xulashada wararka maanta somaliland 2020, Xulashada wararka maanta al shabaab, Xulashada wararka maanta aduunka, Xulashada wararka maanta somali, Xulashada wararka maanta caalamka, Xulashada wararka maanta dunida, Xulashada wararka maanta farmaajo, Xulashada wararka galmudug ee maanta, Xulashada wararka maanta ee somaliland, Xulashada wararka maanta ee ethiopia, Xulashada wararka laascaanood maanta, Xulashada wararka maanta maraykanka, Xulashada wararka maanta muqdisho 2020

268

23

Other post by @Xulashada Wararka