×

Daily Product 's video: Xasan Sheekh: Farmaajo waxa uu hayaa waddadii lagu hungoobay ee lagu dumay

@Xasan Sheekh: Farmaajo waxa uu hayaa waddadii lagu hungoobay ee lagu dumay
https://www.warkii.com Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u soo jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan hogaamiya mid kamid ah xisbiyada dalka ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay maamulida hawada dalka iyo federalka dalka. Xasan Sheekh ayaa sheegay in maamulida Hawada dalkeena sanado badan dadaal loo galay sidii gacanta Soomaaliyeed loogu soo celiyo lahaa balse aysan mudneyn in shacabka Soomaaliyed loo adeegsado in lagu cunoqabateeyo maamulida hawada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka digey in maamulka hawada soomaaliya gacanteeda laga saaro.

0

1
Daily Product
Subscribers
4.8K
Total Post
0
Total Views
2K
Avg. Views
40.9
View Profile
This video was published on 2019-09-23 21:16:49 GMT by @somalia-news on Youtube. Daily Product has total 4.8K subscribers on Youtube and has a total of 0 video.This video has received 0 Likes which are lower than the average likes that Daily Product gets . @somalia-news receives an average views of 40.9 per video on Youtube.This video has received 1 comments which are higher than the average comments that Daily Product gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @somalia news