×

Daily Product 's video: Sheekh Sharif oo iclaamay dagaal ka dhan ah Kheyre Farmaajo

@Sheekh Sharif oo iclaamay dagaal ka dhan ah Kheyre & Farmaajo
https://www.warkii.com/ Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay is hortaagii shalay lagu sameeyey, xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ugu horreyn Sheekh Shariif ayaa sheegay in madaxda dowladda Soomaaliya ay baal marayaan shuruucda dalka, halkii laga rabay inay ilaaliyaan dastuurka u yaalla dalka. “Inta jeer ee madaxda dowladdu garab mareen sharciga u yaal dalka xisaab maleh.” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Sidoo kale wuuxuu tilmaamay in isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ay u siman yihiin sharciga, islamarkaana haddii uu ka duuli karo garoonka uu isna ka dhoofi karo, taasna ay xaq u siineyso muwaadinimadiisa, sida uu hadalka u dhigay.

0

0
Daily Product
Subscribers
4.8K
Total Post
0
Total Views
2K
Avg. Views
40.9
View Profile
This video was published on 2019-09-23 22:47:38 GMT by @somalia-news on Youtube. Daily Product has total 4.8K subscribers on Youtube and has a total of 0 video.This video has received 0 Likes which are lower than the average likes that Daily Product gets . @somalia-news receives an average views of 40.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that Daily Product gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @somalia news