×

Daily Product 's video: Farmaajo oo u gefay dhaqaatiirta Soomaaliyeed iyo bulshada GALMUDUG

@Farmaajo oo u gefay dhaqaatiirta Soomaaliyeed iyo bulshada GALMUDUG
https://www.warkii.com Waxaa sii kordhaya carrada ka dhalatay iyo jawaabta laga bixinayo hadal uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyey xiritaankii shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee 17-kii bishan lagu soo geba-gebeeyey magaalada Dhuusomareeb. Qeyb ka mid ah hadalkiisa ayuu Farmaajo kaga hadlayaa dhaqtar uu sheegay inuu isbital ku leeyahay magaalada Muqdisho, oo madaxweynaha sheegay inuu yimid isaga oo ka xun nabadda Dhuusomareeb, sababtuna ay tahay inay yaraadeen dhaawacyadii looga keeni jiray halkaas.

0

0
Daily Product
Subscribers
4.8K
Total Post
0
Total Views
2K
Avg. Views
40.9
View Profile
This video was published on 2019-09-22 21:23:53 GMT by @somalia-news on Youtube. Daily Product has total 4.8K subscribers on Youtube and has a total of 0 video.This video has received 0 Likes which are lower than the average likes that Daily Product gets . @somalia-news receives an average views of 40.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that Daily Product gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @somalia news