×

Daily Product 's video: Xasan Sheekh iyo Mursal oo isku khilaafay waxa dhacaya kadib 8-da Febraayo

@Xasan Sheekh iyo Mursal oo isku khilaafay waxa dhacaya kadib 8-da Febraayo
Guddoomiyaha golaha waqtigiisu dhamaaday ee shacabka Maxamed Mursal oo ka mid ah martida ka qeyb geleysa shirka ka socda magaalada Garowe ayaa la weydiiyey marka la gaaro ‘8-da Febraayo 2021-ka maxaa dhacaya?’ https://www.dalkaan.com/ Mursal ayaa ku jawaabay in aysan dhaci doonin wax ka duwan wixii dhacay sanadkii 2016-kii, xilligaas oo dowladdii Xasan Sheekh ay bilo dheeraad ah ku darsatay mudadeedii xil-heynta. “8-da Febraayo wixii 2016-kii dhacay ayaa dhacaaya, waad la socoteen baarlamaankii xilgaas waqtigiisu waxuu ku ekaa bishii 8-aad, waxayna shaqeynayeen ilaa bishii 12-aad, madaxweyne Xasan Sheekh-na lix bilood ayuu sii joogay xukunka, waxuuna ku joogay sharci lambar 20 oo isagu uu saxiixay, marka 2016-kii sidii uu ahaa Xasan ayuu 2021-ka ahaa nayaa Farmaajo,” ayuu yiri guddoomiye Mursal. Sidoo kale madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay su’aashaas ayaa sheegay in uusan ku raacsaneyn jawaabta uu bixiyey guddoomiye Maxamed Mursal, isla markaana ay wax badan kala fursado duwanyihiin labada xilli doorasho. Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in bishii October ee sanadkii 2016-kii ay socotay doorashada kuraasta baarlamaanka dalka, halka maanta oo sanadkii 2020 uu dhamaaday aysan weli bilaaban doorashada baarlamaanka. https://www.dalkaan.com/

1

3
Daily Product
Subscribers
4.8K
Total Post
0
Total Views
2K
Avg. Views
40.9
View Profile
This video was published on 2021-01-01 19:51:28 GMT by @somalia-news on Youtube. Daily Product has total 4.8K subscribers on Youtube and has a total of 0 video.This video has received 1 Likes which are higher than the average likes that Daily Product gets . @somalia-news receives an average views of 40.9 per video on Youtube.This video has received 3 comments which are higher than the average comments that Daily Product gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @somalia news