×

Daily Product 's video: Muxuu Axmed Madoobe ka yiri fashilka shirkii wada tashiga Dhuusamareeb 4

@Muxuu Axmed Madoobe ka yiri fashilka shirkii wada tashiga Dhuusamareeb 4
Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa faah faahin ka bixiyey shirka wada-tashiga ee magaaladaasi ee lagu kala tegay. https://www.dalkaan.com/ Axmed Madoobe ayaa marka hore shaaca ka qaaday inay saameeyeen wax-kasto oo tanaasul ah, balse wuxuu fashilka shirka ku eedeeyey madaxweyne Farmaajo. https://www.dalkaan.com/

2

0
Daily Product
Subscribers
4.8K
Total Post
0
Total Views
2K
Avg. Views
40.9
View Profile
This video was published on 2021-02-06 19:52:31 GMT by @somalia-news on Youtube. Daily Product has total 4.8K subscribers on Youtube and has a total of 0 video.This video has received 2 Likes which are higher than the average likes that Daily Product gets . @somalia-news receives an average views of 40.9 per video on Youtube.This video has received 0 comments which are lower than the average comments that Daily Product gets . Overall the views for this video was lower than the average for the profile.

Other post by @somalia news